Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Culus Ku Qaaday Deegaanka Kulbiyow.

dagaalka culus habeenWararka ka imaanaya gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin dagaal culus kula jarmaadeed deegaanka Kulbiyow oo saldhigyo iyo difaacyo ay ka samaeysteen ciidamada Nasaarada Kenya.

Dagaalka ayaa ku bilowday jug culus’iyadoona dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayo deegaano badan oo ka tirsan gobalka Jubbada hoose iyo deegaanada kale oo dhaca xad beenaadka gobalkaasi uu la wadaaga dhulka Kenya xooga kaga heysata Somaliya.

Dagaalka waxaa la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona marba marka dambeysa ay isa soo tarayaan faahfaahinada ku aadan dagaalka.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha.

Calamada.com

Comments are closed.