Shabaabul Mujaahidiin Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Sheekh Cumar Cabdi Raxman.

TaajXarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Ayaa Soo Saartay Bayaan Ay Kaga Hadleyso Istish-haadka Sheykh Cumar Cabdi Raxmaan, Iyadoona Tacsi U Diray Ehelada Sheekha iyo Umadda Islaamka oo ugu horeeya Xakiimul Umah Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri Xafidahullaah.

Bayaanka waxaa lagu sheegay in Sheekh Cumar c/raxmaan uu ahaa ramzi ka mid ah rumuusta Umadda, iyo Hormuudka jihaadka caalamiga ah ee casrigan.

Sidoo kale Bayaanka kasoo baxay hogaanka guud ee Shabaabul Mujaahidiin waxaa  qeyb ka mid ah si gaar ah lagula hadlay Cumilada Muslimiinta Casrigan ee ku dhaqan daafaha caalamka.

 
Ugu Dambeyntii waxa uu bayaanku bogaadiyey Malxamadii ka dhacday mandiqadda Qeyfah ee gobolka Al-beydaa ee lagu fashiliyey howlgalkii inzaalka ahaa ee Mareykanka uu ku qaaday halkaas.

Halkan Ka Degso Bayaanka Hogaanka Guud Ee Shabaabul Mujaahidiin.

Calamada.com

Comments are closed.