Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Degmada Ceelwaaq.

dagaal Culus Mujaahidiinta Xarakada shabaabul MujaahidiinWararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo waxey sheegayaan in galinkii dambe ee maanta ciidamada Shabaabul Mujaahidiin la wareegeen gacan ku heynta degmadaasi.

Ciidamada Muslimiinta ayaa dagaal la’aan kula wareegay gacan ku heynta degmada Ceelwaaq oo ah degmo istiraatiiji ah oo dhaca xad beenaadka gobalka Gedo uu la leeyahay dhulka NFD oo ah dhul Kenya xoog kaga heysata Somali.

Maleeshiyaatkii dowlada Ridada federaalka iyo kuwa dowlada Nasaarada Kenya ee ku sugnaay gudaha iyo duleedka degmadaasi ayaa cabsi xoogan oo soo wajahday awgeed u cararay dhanka Kenya.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha.

Calamada.com

Comments are closed.