Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Sarkaal Muqdisho Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Sarkaal Muqdisho Lagu Dilay.

September 6, 2018

Rag  hubeysan ayaa markale mid kamida saraakiisha dowladda Federaalka ku dilay gudaha magaalada Muqdisho waqti dilalka qorshaysan ay kusii xoogeysanayaan degmooyinka gobolka Banaadir.

Wararka ka imaanaya degmada Waaberi ayaa sheegaya in rag hubeysan ay Sarkaal katirsan Nabad sugidda DF-ka ku dileen halka loo yaqaan Baar Ha idhaafin.

Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in xoogaga weerarka geystay ay qeybta sare ee jirka rasaasta kala heleen sarkaalka iyagoona markii dambe si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqay.

Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan sida ay baahisay idaacadda islaamiga Andalus, dilka ayaan qeyb ka ah silsilado dilal qorshaysan ah oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada caasimadda ah.

Continue Reading

Previous: Dhageyso Xog Ku Aadan Sababta Loo Xiray Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne.
Next: Akhriso Shabaabul Mujaahidiin Oo Fulisay 418 Weerar Muddo Lix Bilood Ah

Related Stories

Qof Soomaali Ah Oo Lagu Afduubtay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Warar

Qof Soomaali Ah Oo Lagu Afduubtay Koonfur Africa.

November 26, 2022
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-05-1444 Hijri

November 26, 2022
Jabhadda Oramada Oo La Wareegay Magaalo U Dhow Addis Ababa.
  • Allposts
  • Warar

Jabhadda Oramada Oo La Wareegay Magaalo U Dhow Addis Ababa.

November 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.