Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Si Buuxda Ula Wareegay Deegaanka Kulbiyow.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Si Buuxda Ula Wareegay Deegaanka Kulbiyow.

calamada January 27, 2017 1 min read
53

Mujaahidiinta Alshabaab oo la wareegayIyadoo saacad ka hor ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin dagaal culus ku qaadeen saldhigyada Ciidamada Kufaarta Kenya ay ka sameysteen gudaha iyo duleedka deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada hoose oo ah deegaan dhaca xad beenaadka gobalkaasi uu la wadaaga dhulka Kenya xooga kaga heysata Somaliya waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo laga helaya dagaalkaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa xaqiijinaya in gabi ahaan ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Kulbiyow iyo saldhiga weyn ee ciidamada Kenya ay ka sameysteen duleedka deegaanka gaar ahaan dhanka Xadbeenaadka Kenya.

Sidoo kale wararka la helayo ayaa sheegaya iney jiraan tiro askar ah oo Nasaarada Kenya dhimasho iyo dhaawac kaga noqtay dagaalka’iyadoona intii soo hartay ee askarta Kenya goobta dagaalka isaga carareen kuwaasi oo u baxsaday dhanka gudaha dalka Kenya.

Sidoo kale wararka laga helayo deegaanka Kulbiyow iyo saldhiga ciidamada Kenya ee dhanka Xadka ayaa xaqiijinaya in ciidamada Shabaabul Mujaahidiin gacanta ku dhigeen Qaniimo fara badan oo ay ku jiraan gaadiidka dagaalka.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahino Laga Helayo Dagaalka Deegaanka Kulbiyow.
Next: Inka Badan 50 Askari Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay Dagaalka Kulbiyow.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.