Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Shaykh Abuu Muscab Oo Si Kooban Kaga Hadlay Weerarkii Laanta-Buure (DHAGEYSO)
  • Allposts
  • Warar

Shaykh Abuu Muscab Oo Si Kooban Kaga Hadlay Weerarkii Laanta-Buure (DHAGEYSO)

calamada July 11, 2016 2 min read
111

abuu-muscab-22Afhayeenka ciidanka mujaahidiinta Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab –Xafidahullaah-  ayaa caawa jeediyey kalimad kooban oo uu ku faafaahinayo weerarkii halyeeynimo ee xaley geesiyada Islaamka ay ku qaadeen saldhigga murtadiinta ee deegaanka Laanta-Buure, Isagoona sheegay in halkaas qasaare culus oo naf iyo maalba isugu jira lagu gaarsiiyey cadowga Alle.

Sheekh Abuu Muscab ayaa sheegay in weerarkii xaley lagu daahfuray camaliyad Istish-haadi ah oo uu fuliyey halyeey ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta, kaas oo gaari uu hogaaminayey bartanka ka dhigay saldhigga cadowga, ka dibna wuxuu sheegay in ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ay ku daateen xerada kuwaas oo si buuxda ula wareegay saldhigga.

Wuxuu sheegay in dhowr iyo sodon askari oo ka tirsan murtadiinta lagu dilay weerarka sidoo kalena lagu dhaawacay tiro kale. Wuxuu sidoo kale sheegay in Mujaahidiinta ay weerarkaas ku soo ganiimeysteen ilaa todobo gaari oo saddex ka mid ah ay yihiin kuwa dagaalka.

Sheekh Abuu Muscab ayaa Mujaahidiinta ku amaanay dagaalka ay kula jiraan cadowga soo duulay, Isagoona ugu baaqay libaaxyada Islaamka in ay sii wadaan dagaalka ka dhanka ah cadowga Alle.

Deegaanka Laanta-Buure oo qiyaas ahaantii 40KM dhanka koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho ayaa dhowrjeer martigeliyey weeraro noocan oo kale oo Mujaahidiintu ay ku beegsadeen Maleeshiyaadka Murtadiinta, Waxaana halkaas ku yaalla saldhig weyn oo murtadiintu ay ka difaacaan xarumahooda muhiimka ah ee Muqdisho iyo Afgooye, sidoo kalena laga soo abaabulo dhibaatooyinka iyo arbushaadda ay murtadiintu ka geystaan deegaanada Sh/hoose.

Bishii Maarso ee sanadkan ayey ahayd markii weerar xoogan oo midkan la mid ah ay Mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga murtadiinta ee Laanta-Buure xilligaas oo cadowga laga dilay ugu yaraan 73 askari, lagana soo ganiimeystay ilaa 9 gaari oo u badnaa gaadiidka dagaalka.

Halkaan Ka Dhageyso Kalimadda Sheekh Abuu Muscab Xafidahullaah.

XIGASHO:

Telegramka Idaacada Andalus

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mujaahidiinta Alshabaab Oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Marka.
Next: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka Andalus 07-10-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.