3 thoughts on “Sheekh Jaamac Aadam oo Maanta Lagu Aasay Sh/hoose. “رحمه الله‬‎” (Sawirro+Warbixin)

  1. SHIIKHA GEERIDIISA SI XUN EEY TAABATEY WAA ISKA OOYEY LKN WAXAAN KU FARXEY IN UU CISO IYO SHARAF KU DHINTEY ISAGOO SHABAABUL MUJAAHIDIIN LA JOOGO,SHIIKA ALAHA NAXIIRIISTEE SI FIICAN AAN U AQAANEY BURCO AAN ISLA JOOGI JIRNEY ISKU QABIIL AAN AHNEYN ILAAHEEY HA U NAXARIISTO KULI WAA DHIMANAA ASC

  2. Shiik Adan Jamac wuxuu dhintey isagoo ciso Iyo sharaf leh ilaaheey jidkii shiikha hana Mario markaan geerisiisa waa iska ooyey

  3. SHIIKA ILAAHEEY HA NAXARIISTO WAN ISKA OOYEY MARKUU DHINTEY, WAQOOYI GALBEED CULIMADA WEEYKA SOO CAREEREEN SABABTA II SHEEG

Comments are closed.