Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Shil 2 Qof Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Gabilay.
  • Allposts
  • Warar

Shil 2 Qof Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Gabilay.

March 11, 2023

Inta la hubiyay ugu yaraan 2 qof oo rakaab ah ayaa ku dhimatay halka tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen ka dib markii ay shil ku galeen duleedka degmada Gabiley oo hoostagta gobolka waqooyi galbeed Soomaaliya.

Shilkan oo ahaa mid gaari ayaa maanta ka dhacay duleedka bari ee degmada Gabiley, kaas oo yimid ka dib markii uu rogmaday gaari nooca loo yaqaan Hoomayda.

Goobjoogeyaal ku sugnaa goobta ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in shilkaas ay ku dhinteen ugu yaraan labo qof oo ka mid ahaa rakaabka gaariga halka ay ku dhaawacmeen 7 kale.

Lama sheegin sababta rasmiga ah ee keentay shilkan wallow uu qayb ka yahay shilalka gaadiid ee laga soo tabiyo deegaannada dhaca waqooyiga Soomaaliya.

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-08-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-08-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-05-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-05-1445-Hijri.

December 2, 2023
Askari Ka Tirsan Ciidanka Ingiriiska Oo Lagu Dilay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Askari Ka Tirsan Ciidanka Ingiriiska Oo Lagu Dilay Kenya.

December 2, 2023
Yahuudda Oo Boqollaal Falastiiniyiin Ah Ku Dishay Marinka Gaza.
  • Allposts
  • Warar

Yahuudda Oo Boqollaal Falastiiniyiin Ah Ku Dishay Marinka Gaza.

December 2, 2023

Sawirro

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.

November 28, 2023
Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.

November 26, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 25, 2023
Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.

November 23, 2023
Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.

November 22, 2023
Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.

November 20, 2023
Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.

November 17, 2023
Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.

November 16, 2023
Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.

November 13, 2023
Daawo+Dhagayso: Falastiinigii Hurdada U Diiday Yahuudda Oo Ku Shahiiday Qudus.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Falastiinigii Hurdada U Diiday Yahuudda Oo Ku Shahiiday Qudus.

November 6, 2023
Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.

November 5, 2023
Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.

October 31, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.

October 26, 2023
7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.

October 24, 2023
Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.

October 24, 2023
Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.

October 22, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.