Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Shil Dad Badan Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Dalka Mareykanka.
  • Allposts
  • Warar

Shil Dad Badan Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Dalka Mareykanka.

December 19, 2017

Markii ugu horeysay tan iyo markii uu soo baxay cadadkii 17-aad ee Inspire, ayna kaga hadashey sida tareennada looga leexiyo khadadka ay isticmaalaan taas oo keeni karta khasaare badan, waxaa Maraykanka ka dhacay ceynkaas ah.

Tareen ay saarnaayeen kudhowaad 100 ruux ayaa si kedis ah looga leexiyay khadkii uu isticmaalayay, isagoona jiiray dad badan oo maraykan ah, kuwaas oo ku sugnaa goobta.

Warbaahinta Maraykanka noocyadooda kala duwan oo dhacdadan aad u hadal haya ayaa saraakiisha Amaanka ee ay soo xiganayaan waxay ka gaabsanayaan illaa iyo hadda iney ka hadlaan waxa keenay in tareenka uu khadka ka baxo.

Saraakiil hadlay waxay xaqiijiyeen in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ay jiraan, wallow ay ka gaabsadeen iney cayimaan tirada dhabta ah.

War kasoo baxay shirkadda iska leh Tareenka khadka kabaxay ayaa lagu sheegay in Tareenku saarnaayeen 78 ruux, iyo shan katirsan shaqaalaha, waxaana Tareenku marayay wado isku xirta magaalooyinka Setal iyo Portland.

Lama oga illaa iyo hadda waxay sababay in tareenkan uu khadka kabaxo, waxaana kahor inta aanu dhicin saraakiisha Booliiska ay ka digeen iney dhici karaan weeraro ay ku tilmaameen Argagaxiso oo ka dhan ah khadadka ay isticmaalaan Tareennada.

Cadadkii ugu dambeeyey ee ay soo saartay majallada Jihaadiga ee Inspire, ayna soo saaraan mujaahidiinta Alqaacida ee Jaziiradda Carabta ayay kaga sheekeysay sida tareennada looga leexiyo khadadka ay ku socodaan, taas oo ah howl fudud, khasaare adagna gaarsiin karta Maraykanka iyo muwaadiniintiisa.

Continue Reading

Previous: Qarax Lagu Dilay Askar Puntland Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.
Next: Weerar Naf Hurnimo Ah Oo Askar Badan Lagu Dilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-03-1445-Hijri.

September 16, 2023
Dhagayso Sheekh Abuu Khaalid Oo Bogaadiyay Weerarkii Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sheekh Abuu Khaalid Oo Bogaadiyay Weerarkii Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-03-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-03-1445 Hijri.

September 16, 2023

Sawirro

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.

August 26, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

August 25, 2023
Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.

August 21, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.