Shisheeeyaha Oo Lagu Duqeeyay Gobalka Shabeelada Dhexe.

AMISOM222Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey aroornimadii hore ee saaka tiro madaafiic ah ku garaaceen difaacyada ciidamada Kufaarta Burundi ay ka sameysteen deegaanka Ceelbaraf ee gobalka Shabeelada hoose.

Jugta madaafiicda waxaa si aad ah looga maqlayay degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobalka Shabeelada dhexe’iyadoona dadka deegaanka ay xaqiijiyeen in tiro madaafiic ah gudaha u galeen saldhigyada shisheeyaha.

Duqeyntaan ayaa kusoo aadeysa xilli maalintii Axada tiro madaafiic ah sidoo kale ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku garaaceen difaacyada askarta Burundi ee deegaankaasi.

Sidoo kale maalin ka hor kamiin ka dhacay duleedka degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe waxaa lagu dilay 6 askari oo ka tirsan ciidamada Burundi.

Calamada.com

1 Comment
  1. abuu sakariya says

    allaahu akbar alle hajabiyo gaalada muslimiintana ha guuleeyo insha alaah

Comments are closed.