Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Shisheeyaha Oo Lagu Weeraray Duleedka Degmada Qoryooley.
  • Allposts
  • Warar

Shisheeyaha Oo Lagu Weeraray Duleedka Degmada Qoryooley.

April 12, 2017

Kadib ciidamo lugeynayay oo saaka kasoo baxay degmada Qoryooley si dhuumasho ahna kusoo gaaray deegaanka Gaawiroow ayaa lagu soo waramayaa xiligii ay cadowga dib uga laabanayeen deegaankaasi in ay la kulmeen weerar jidgooyo ah oo ay ciidamada mujaahidiinta udhigeen.

Weerarka dhabo galka ah oo udhacay sidii loo qorsheeyay ayaa markii dambe isku badalay dagaal toos ah, dhimasho iyo dhaawac ayaa kadhashay sida ay wararka nagu soo gaarayaan inkastoo aan la heyn tirada dhimasho iyo midka dhaawac ee cadowga weerarka jidgooyada ah kasoo gaartay.

Gobolka Sh.hoose waxaa kusii badanaya weerarada kamiinada ah kuwaasi oo dhiig bax daran ku keena askarta cadowga xiliyada ay ku socdaalayaan wadooyinka isku xira goobaha uu cadowga duulaanka kaga sugan yahay Sh.hoose.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Dhageyso Adeegyadii Bulshada Magaalada Ceelbuur Oo Dib Usoo Laabtay Iyo Raashiin Laga Qeybiyay.
Next: Maleeshiyaatka Xuuthiyiinta Oo Lagu Weeraray Gobalka Raddaac.

Related Stories

Mujaahidiinta Oo Gudaha U Galay Deegaan ka Tirsan Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Gudaha U Galay Deegaan ka Tirsan Jubbooyinka.

November 24, 2022
Saddex Qof Oo Ku Dhimatay Galbeedka Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Saddex Qof Oo Ku Dhimatay Galbeedka Kenya.

November 24, 2022
Dagaallo Culus Oo Ka Socda Gobolka Oromada.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Culus Oo Ka Socda Gobolka Oromada.

November 24, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.