Filimka Dagaalka Ceelcadde oo maalmo ka hor ay soo saartay Mu’asasada Warbaahineed ee Al-kataa’ib ayaa noqday filimka ugu hadal heynta badan dalka iyo dibada maadaama Mu’asasada ay filimka kusoo bandhigtay Xaqiiqda dagaalkii Ceelcadde iyo xasuuqii ciidamada Nasaarada Kenya loogu geystay deegaanka Ceelcadde.
Shirkadda Youtube-ka ayaa dhowr mar xirtay Filimka taas oo sababtay in dadka qaar ay waayaan meel ay ka degsadaan Filimka.
Sidoo kale howlwadeenada somaliMeMo ayaa saacadba saacadda ka dambeysa Update garaynaya linkiyada webka iyadoo warbixintii aan shalay ka qornay Filimka laga heli karo linkiyo cusub ku dhawaad 50-kun oo qof ayaa filimka kala degay SomaliMeMo Halkan ka Eeg Warbixinta Filimkii Ceel-cadde
Sidaas daraadeed anagoo ajiibayna codsiga akhristayaasheena ayaan markale idiin soo gudbinaynaa in kabadan 50 qaab oo Filimka loola dego karo.
Ku Daawo Facebook ama degso MP4
GUJI HALKAAN Daawasho Toos ah
Halkan Ka Degso Filimka Oo Carabi Ah MP4
Halkan Ka Degso Filimka Oo Engalish Ah MP4
Halkan Ka Degso Filimka Oo Sawaxili Ah MP4
Source:Alkataib Media
youtubeka noosoo dhiga fadlan si aan u daawanno