Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Waddooyinka Magaalada Muqdisho Oo Xiran.
  • Allposts
  • Warar

Waddooyinka Magaalada Muqdisho Oo Xiran.

calamada February 22, 2017 1 min read
77

muqdisho bandowGabi ahaan waxaa maanta bandow ah magaalada Muqdisho’waxaa gabi ahaan xiran waddooyinka ugu waaweyn uguna muhiimsan magaalada Muqdisho.

Wadada Maka-almukaramah’Wadnaha’Sodonka iyo Wadada Warshadaha ayaa gabi ahaan xiran waxaa wadooyinka lagu arkayaa ciidamo ka tirsan Kufaarta Afrikaanta iyo kuwa dowlada Ridada federaalka oo wata gaadiidka dagaalka kuwaasi oo gabi ahaan dadka iyo gaadiidka u diidaya isticmaalka wadooyinka.

Sidoo kale waxaa gabi ahaan maanta xiran goobaha Waxbarashada Caafimaadka iyo ganacsiga ee magaalada Muqdisho  taasi oo si aad ah u saameysay dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Bandowgaan ayaa sabab looga dhigay munaasabad lagu wada in lagu caleymasaara madaxweynaha cusub ee dowlada Ridada federaalka taasi oo lafilayo  iney ka dhacda gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Madaxweynayaasha dowladaha Kenya’Uganda iyo R/wasaaraha Itoobiya ayeey wararka qaar sheegayaan iney gabi ahaan ka baaqden kasoo qeyb galka caleyma saarka Farmaajo.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Muqdisho Somalia.

 

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Sheekh Cumar Cabdi Raxman.
Next: Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Sheekh Cumar C/raxman.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

DAAWO Sida Cagta Loo Mariyey Xeradii Ciidanka ATMIS ee Ceel-Baraf Iyo Meydad Daadsan Saldhigga [SAWIRO]

May 3, 2022
Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

Daawo Sawirro hordhac ah khasaaraha ciidamada Burundi lagu gaarsiiyay dagaalkii Ceelbaraf.

May 3, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Jilib.

May 2, 2022
Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

Sawirrada Ciidul Fidri Iyo Deegaanka Kuunyo Barow.

May 2, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.