War deg deg ah: Weerar Madaafiic Ah Oo Lagu Qaaday Saldhigga Turkiga Ee Muqdisho.

Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa saaka weerar madaafiic ah kula jarmaaday saldhigga dowladda dabadhilifka Turkiga ee magaalada Muqdisho.

Jugta madaafiicda lagu garaacayay saldhigga Turkiga ayaa laga maqlayay dhowr degmo oo katirsan magaalada Caasimadda ah.

War kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarka lagu qaaday saldhigyada tababarka ciidamada Turkiga oo kuyaal degmada Wadajir waana markii ugu horraysay oo weerar nuucaan ah lagu qaado saldhiggan.

lasoco wixii soo kordha

Comments are closed.