Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay xalay saqdii dhexe weeraro culus ku qaadeen saldhig melleteri oo ciidanka Nasaarad Kenya iyo kuwa Dowlada Ridada federaalka ku leeyihiin gudaha Ceel-waaq.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas culus oo lays dhaafsanayay,dhimasho iyo dhaawac ayaa lasoo sheegayaa in dagaalladaasi ay ka dhasheen.
Sarkaal u hadlay maamulka dowlada Ridada ee degmada Ceel-waaq ayaa warbaahinta u sheegay in Afar askari dhankooda laga dilay sedax kalane dhaawacyo soo gaareen.
Warar hoose ayaa sheegaya in khasaaraha uu intaasi ka badan yahay’sidoo kale xubnaha dowlada federaalka kaga dhaawacmay dagaalka waxaa ku jira taliyaha maleeshiyaatka booliska ee degmadaasi.
الهم منز الكتاب صريع Ø§Ù„ØØ³Ø§Ø¨ اهزم Ø§Ù„Ø§ØØ²Ø§Ø¨ الهم زلزلهم من Ø§Ù„ÙƒÙØ§Ø± ومن معهم