Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalo Ka Kala Dhacay Hiiraan Iyo Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalo Ka Kala Dhacay Hiiraan Iyo Galgaduud.

calamada April 5, 2016 2 min read
122

Mujaahidiinta oo diyaar u ah dagaal culus'Wararka ka imaanaya gobollada dhexe ee dalka soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ku dhaxmarayaan ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya.

Dagaallada ugu culus waxay ka socdaan duleedka degmada Aadan Yabaal ee gobolka shabeellaha dhexe.

Dagaallada ayaa yimid kadib markii ay ciidamada Al Shabaab weerar dhabagal ah u dhigeen kolonyo katirsan ciidanka Xabashida Itoobiya oo ku socdaalayay wadada xiriirisa degmooyinka Aadan Yabaal iyo Moqokori.

Qof Ku sugan degmada Aadan Yabaal ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada Itoobiya laba gaari  looga gubay dagaalka walina waxaa la maqlayaa hugunka madaafiic iyo rasaas culus oo lays dhaafsanayo.

 Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada gumeysiga Kufaarta Itoobiya ay ku hakadeen tuulada Mubaax ee qiyaastii 11 KM ujirta magaalada Aadan Yabaal.

Xabashida Itoobiya ayaa shalay dhaq dhaqaaq melleteri oo ka dhan ah degmada Aadan Yabaal ka sameysay gobolka Hiiraan iyadoona barakac xooggan uu ka jiro deegaano shabeellaha dhexe katirsan.

Dhinaca kale dagaallo culus ayaa maanta duhurkii ka qarxay duleedka degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud bartamaha dalka soomaaliya, dagaallada ayaa yimid kadib markii ciidanka Itoobiya ay gaareen tuulada Ula-jarad oo 20KM dhanka Koonfureed uga began degmada Ceelbuur.

Ciidamada wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa weeraro dhowr jiho ah ku qaaday ciidanka Itoobiya taasi oo sababtay in ay joojiyaan dhaq dhaqaaqii melleteri oo ay duleedka Ceelbuur ka wadeen.

Xabashida Itoobiya ayaa muddo 2 sana ah ku sugan Ceelbuur wax guul ahna kama gaarin duullaankooda sababa la xariira magaalada oo ah mid faaruq ah kadib markii shacabkii deganaan ay barakac sameeyeen.

Falanqeeyayaasha melleteriga ayaa sheegaya in is fidinta ciidanka Itoobiya ee Shabeellaha dhexe iyo Galguduud ay xarakada Al Shabaab fursad usiinayso in ay kala dhantaasho awoodda cadawga.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 27-06-1437 Hijri.
Next: Qarax Iyo Weerar Lagu Dilay Askar Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Gobalka Baay Ka Dhacay.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.