Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qaraxa Ka Dhacay Dalka Yemen.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qaraxa Ka Dhacay Dalka Yemen.

calamada May 23, 2016 2 min read
90

Abyan YemenUgu yaraan 20  Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Meliteriga ee Dalka Yemen ayaa dhintay, kadib markii Miino dhulka lagu aasay ay ku qaraxday goob ay Ciidamadu ku uruursanaayeen oo ku taalla Mandiqadda Khowr Maskar ee magaalada Cadan ee Koonfurta Dalka Yemen.

Ilo wareedyo Maxalli ah ayaa sheegay in Qaraxa uu ka dhacay meel ku dhow Saldhigga Guutada 39-aad ee Ciidamada Meliteriga, waxaana qaraxa uu dhacay xilli ay goobta ku sugnaayeen Saraakiil ka tirsan Wasaaradda difaaca ee Xukuumadda daba dhilifka ah ee dalkaasi.

Ilo wareedyadaas waxay sidoo kale sheegeen in tobonaan Askar ah oo dhaawacyo qaba in la gaarsiiyay Isbitaallo kuyaalla magaalada Cadan, waxaana suuragal ah inuu sii kordho Khasaaraha, maadaama Ciidamada dhaawacmay  qaarkood ay xaaladoodu aad u liidato.

Daqiiqdo kadib qaraxaasi waxa uu qarax kale ka dhacay Mucaskarka lagu magacaabo Badar ee kuyaalla isla magaalada Cadan, iyadoona la maqlayay dhawaqa qarax aad u weyn, kaas oo illaa iyo hadda aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

Goob joogayaal ku sugan magaalada Cadan ayaa waxay sheegeen inay arkayeen qiiq iyo Uuro isku shareertay gudaha Xerada Meliteriga ee weerarkaasi uu ka dhacay, mana cadda illaa iyo hadda waxa qaraxaasi sababay iyo inuu ka dhashay bam lagu dhex aasay gudaha Saldhigga iyo inay tahay Camaliyad Istish-haadi ah oo Xaruntaasi lagu weeraray.

Qaraxyadani is daba joogga ah ee ka dhacay magaalada Cadan ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Maamulka daba dhilifka ee Dalka Yemen waxay kusoo beegmayaan xilli uu faraha kasii baxaya ammaanka magaaladaasi iyo magaalooyinka kale ee kuyaalla Koonfurta dalkaasi, iyadoona qaraxyo kuwani la mid ah ay todobaadkii hore ka dhaceen magaalada Al-Mukalla ee Gobolka Xadru Mowt.

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 16-08-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Wararka Andalus 17-08-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.