Cutubyo katirsan jeyshka xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa weeraro khasaare geystay ku qaaday mid kamid ah deegaanada gobolka NFd ee kujira gacanta gumeysiga kaas oo hoostaga degmada Wajeer ee dhulka soomaalida.
Ciidanka mujaahidiinta ayaa beegsaday xarun ciidanka police Kenya ay ku lahaayeen deegaankaasi,waxa ay dab qabad siiyeen saldhiga ciidanka Kenya iyo agab isgaarsiineed oo deegaankaasi yiilay.
Askarta gaalada kenya ayaa deegaankaasi ka baxsaday markii ay ka warheleen in ciidamada mujaahidinta ay deegaankaasi gudaha ugaleen.
Labo qof oo dadka nasaarada ah ee kenyaatiga ah ayaa lagu dilay sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha ciidanka mujaahidinta.
Kenya ayaa xaalad murugo ah ka muujineysa amaanka sii xumaanaya ee gobolka ay gumeysato ee waqooyi bari, kadib markii ay ciidamada shabaabul mujaahidiin weerarada kujoogteeyeen xarumaha booliska gaalada Kenya ee gobolkaasi.
Xigasho Radioandalus24.com
Calamada.com