2 thoughts on “Wararkii Ugu Dambeeyay Kacdoonka Ka Dhanka Ah Maamulka Tigreega.

  1. Burbur oo bas beel
    Balo meelay joogtaba
    Kaa soo valayso
    Bukaan iyo xanuun
    Abid kood buskoonayn
    Kugu baahe cuduradu
    Balalshoo hulaaqdoo
    Batigaagu gubayoo
    Bad malhid ileenee
    Duufaan bidaysiyo
    Biyo asn lacelin karin
    Misna bixinin dalagyada
    Buste dhaxan am celinoo
    Boga kaa qarqsriyiyo
    Biyo kulul dab8yo holac
    Kugu baahe cuduradu

Comments are closed.