Weerarkan xoog ku galka ah ee qaatay saacadaha badan ayaa soo bilowday shalay galab abaare tobankii saac iyo qadar daqiiqado ah kaas oo lagu daah furay qarax xoogan oo geystay qasaare badan waxa uu bur buriyay inta badan dhismihi hotelka la beegsaday ee Naasahablood agagaarka isgoyska Km4 ee magalada Muqdisho.
Rag aad u hubeysan oo kamid ah guutada inqimaasiyiinta Mujaahidinta Xarakad Al-shabaab ayaa u daatay gudaha hotelka iyagoo bilaabay toogasho ay kudilayaan madaxda & saraakiisha kala duwan ee daganaa hotelka.
Ciidamada mujaahidinta ayaa si qumaati ah ula wareegay gacan kuheynta dhismaha hotelka Naaso-hablood xili maleeshiyaadka kooxda ridada iyo kuwa kuffaarta afrikaanta ay kudhici waayeen in ay galaan gudaha hoteelka.
Maleeshiyaad badan oo lagu uruuriyay banaanka hore ee hoteelka oo la damacsana in si qar iska xoornimo ah lagu galiyo gudaha hotelka si ay ula dagaalaman raga allah ugu dhawaanaya dhiiga cadowga ayaa markale waxa lagu beegsaday qarax xoog leh oo horey loogu diyaariyay banaanka hoteelka.
Toboneeyo maleeshiyaad ah ayaa ku halagsamay qaraxi labaad iyadoo halkaasi ay isaga firxadeen maleeshiyadi kale ee qaraxa ka badbaaday, fashil dhameys tirana uu ku yimid qorshihi ahaa in gudaha hoteelka ay cadowga galaan, xili raga inqimaasiyiinta ah ee kujiray hoteelka Naaso-Hablood ay fursad u heleen ugaarsashada mas’uuliyiinta kooxda ridada iyo saraakisha ku dhumanayay qolalka hotelka.
Inta la hayo in kabadan 25 qof oo isugu jira saraakil askar iyo madax kala duwan ayaa kudhimatay weerarki soo dhamaaday xalaq saqdi dhexe iyadoo sidoo kale ay kudhaawacmeen wax kabadn 40 kale.
Marba marka kadambeysa waxaa sii kordhaya qasaaraha uu geystay weerarkan lagu qaaday hotelka Naso-hablood ee magalada Muqdisho iyadoo dhaawacyada saraakisha iyo mas’uuliyinta kooxda ridada la geeyay isbitaalo kuyaala xerada Xalane iyo deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho.
Xubanaha Murtadiinta ee lagu dilay weerarka hoteel naasa Hablood waxaa ka mid ah wasiiru dowlihii kooxda Ridada ugu magacownaay dhanka Bii’ada ee xafiiska R/wasaaraha Murtadiinta kaasi oo lagu magacaabi jiray Burci Muxamed Xamza.
Waa weerarki labaad oo bishan gudaheeda kadhaca magalada Muqdisho kaas oo dhabarka looga jabiyay cadowga allaah 01 bishan june ayay aheyd markii rag inqimaasiyin ah ay weerar dhiig badan ku daatay ka fuliyeen hotelka Ambassador kaas oo hoy u ahaa saraakisha laamaha kala duwan ee kooxda ridada xildhibaano iyo dib-lumaasiyiin reer galbeed ah iyadoo ay xusid mudan tahay in weerarkaasi lagu dilay wax kabadan 30 qof oo isugu jiray xildhibano saraakil iyo meleeshiyaadka qeybahooda kala gadisan.
Howlgalada ay fulinayaan halyeeyada jihaadaya ayaa banaanka soo dhigay tabar darida iyo sida ay naafada u yihiin kooxda ridada Somalia waxase isweydiin mudan isbadalki lagu sameeyay saraakisha asha-haado ladirirka maxa isabadal ah oo ay kusoo kordhiyeen amaanka Muqdisho.
Xigasho Radioandalus24.com
Calamada.com
Allahu Akbar kooxdii radmaanka ladagaalanta in aysan guul wlh gaareynin dowlada ridada ah kama hortagi karto weerarada ay fulinayaan halyeeyada mujaahidiinta illaahey ha idinla jiro wlh xili walba waan idin soo duceyaa walaalahey guul dag dag allah ha idin siiyo dowlada ridada somaliya Allah haku jabiyo meel walba oo somaliya kamid ah
Runtii waxey iila muqataa ineeysa haad heynin ineey kadaraan maa hee markastoo ay sheegtaan awood waalatusaa lkn taasi waxey daliil utahy tabardaradooda waxaana dhihilaaahay umada ayeey loogaan wax ay uhayaan malahan
Waxaa kaloo xusid mudan In ay kataaagaantahay meel kasto dhiibaatooyin aan horre u jiri jirin taasoo mujineeysa tabardaradooda iyo fashilitaan ka ay kufashilmeen dhan kasta
waxaanan soo ifbaxeeysa ineey UMda soomaliyeed ay kadhax abuureen Dhibaatooyin aan dhamaad laheen
Waxaa kaloo isweydiiin mudan NAFTI GABE NAFKALE MAKAL KAALAAAAAAA?
Hadaba nin tiisa labaqaya midkale maxoow uqaban karaaa Habeenba aan kuseexan NIYAD?
HADABA waxaan u sheegyaaa kuwa isku dayaya ineey Abuuraan nabad wax mahayaan ee Wadanka hanaga qaribinina GAALO IYO DAN KUFAARI LEEDAYAY AYAA KASHEEYA WADANKAAN
WAX hagaayo malahan inta Gaal Dabdada lugu wato
WAXAAN halkaan kusheegayaa sheeko yar oo kusaab san
Mujaahidkii shahiiday ee DHOORRE
Kaasoo ow sheegay in ow kuqoray Mareeynkanku inoow hortaagaan
Ariimiisa
waxoona kusooqoray BOga internet-ka markaas bow kusheegaya bogiisa Xasan dhoore waxoow Cagta kuhayay Arimaheena /Ama danaheena
hadaba waxaan idin leeyahay saan iyo si kawaca oo maalmo laheysto ALLAHU AKBAR