Dhammaan dhageystayaashii bogga calamada ka dhageysan jiray wararka iyo barnaamijta ka baxa Idaacadda Andalus waxaanu ku wargalinaynaa in hadda wixii ka dambeeya wararkaasi iyo barnaamijtaasi aad ka dhagaysan doontaan bogga Radioandalus24.com oo ah bogga u gaarka ah idaacadda Andalus, waxa kaliya ee bogga calamadu soo gudbin doonaa Insha’allaah barnaamijka todobaadlaha ee dhawaan idaacadda lagu soo kordhiyay ee  Booqashada Andalus.
Bogga calamadu wuxuu u ballan qaadayaa akhristayaashiisa haddii allaah ogolaado in uu sii wadi doono qoraaladii iyo akhbaartii uu sida tooska ah uga soo gudib jiray wilaayaadka islaamiga ah, waxa kaliya ee bogga ka maqnaan doona ayaa ah dhagaysigii wararka iyo barnaamijta maalinlaha ah ee  ka baxa idaacadda Andalus. kuwaasi oo sida aanu sheegnay aad si toos ah uga heli doontaan bogga idaacadda Andalus ee radioandalus24.com.
Sidoo kale waxaanu dhageystayaasha ku wargalinaynaa in bogga aad kala socon doontaan duruus diini ah oo ay soo gudbinayaan qaar ka mid ah culimada ka howlgala wilaayaadka islaamiga ah.
asc all bahda idaacada andalus tan labaad aad ayaan idinku mahadcelinayaa barnamija iyo khabarta update ka ah aad marwalba umadiina muslimiinta ah usoo gudbisiin……….thanks