Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Waziir Iyo Saraakiil Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Boosaaso Lagu Dhaawacay.
  • Allposts
  • Warar

Waziir Iyo Saraakiil Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Boosaaso Lagu Dhaawacay.

calamada May 5, 2016 1 min read
100

qarjabSaacadihii lasoo dhaafay waxaa gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari lagu dhaawacay waziirka Amniga maamulka Ashahaado la dirirka Puntland iyo labo sarkaal oo ka tirsan maamulkaasi.

Waziirka amniga maamulka gaala raaca Puntland ninka lagu magacaaba Cabdi Xirsi Cali oo ku magac dheer (Qarjab) iyo labo sarkaal oo kala ah Cali Xuun iyo Cabdi Saciid Cadde ayaa dhaawacmay kadib markii ay si bareer u rasaaseeyeen maleeshiyaat ka amar qaata Afgaduud oo ah taliyaha maleeshiyaatka booliska maamulka Puntland,

Sidoo kale rasaastaasi waxaa ku dhaawacmay shan askari oo ka mid ah maleeshiyaatka maamulka dowlada Xabashida Itoobiya dhisatay ee Puntland’iyadoona xubnaha ku dhaawacmay rasaastaasi oo qaarkood dhaawacyadooda culusyihiin la dhigay isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso.

Wararka qaar ayaa sheegaya in rasaasta ay timid kadib markii kulan looga hadlayay dhanka amaanka oo ka socday magaalada Boosaaso ay isku gacan qaadeen taliyaasha maleeshiyaatka Booliska ninka lagu magacaaba Afgaduud iyo taliyaha maleeshiyaatka Birmidka ninka lagu magacaaba Cismaan Afdalow.

Maleeshiyaatka daacada u ah Afgaduud ayaa rasaas ooda ka qaaday kadib markii ay arkeen in taliyahooda looga itaal roonaaday gacan ka hadalka rasaastaasi oo ugu dambeyntii sababtay dhaawacyo soo gaartay mas’uuliyiin iyo maleeshiyaat ka tirsan maamulka Puntland.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 28-07-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm Ee Andalus 28-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.