Waziir Ku Dhaawacmay Shil Gaari.

Wararka ka imaanaya degmada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal waxey sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed.

Shilkan ayaa sigaar ah kaga dhacay Buundada duleedka degmadaasi,waxa uu shilkan yimid kadib markii Buundada uu ka baxay gaariga uu la socday waziir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Maamulka gaala Puntland Murtadka lagu magacaabo Cabdifitaaax Xassan Waloore.

Inta la xaqiijiyay shilkan waxaa ku dhaawacmay Afar ruux oo uu ku jiro Waziirka kuwaasi oo isugu jira xubno dhaawacyadooda culusyihiin iyo kuwoo dhaawacyadooda fududyihiin.

Sidoo kale gaariga Waziirka ayaa gabi ahaan burburay waana gaariga kor idiin kaga muuqda,dhowr jeer sidaan oo kale shilal ka dhacay dhulka uu ka arimiyo maamulka Ashahaado la dirirka Puntland waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday xubno ka tirsan maamulkaasi.

Calamada.com

Comments are closed.