1 thought on “Waziirada Arimaha Dibadda Jabuuti Oo Cabsi Xoogan Ka Muujiyay Weerarada Shabaabul Mujaahidiin.

  1. Jabuutiga kufrigu raran jiree uu jizyada saaray
    Jaajuus inay wada yihiin jeebka abid hoorsan
    Jihaad buu shabaab kii la galay jeeshki tawxiide
    Jiridooda inay siibayaan waan jec layn abide
    Jiridii anshaxa laga rifee jaaha laga doorshay
    Jacayl uma qabaan soomaali abid jaari faransiise
    Jaajuus fuxshiga loo igmaday uma jawaabeene
    Jiiraan imaan nahay darteed jiirku way naxaye
    Jahanama la gee dhaysanaha joofka hore buuran
    Jubadii khiyaamadu wataa jaahil uur wayne
    Jiscin qura ayuu nagu gatoo jeebka loo galine
    Jaahiisu gubay waa nimaan khayrka laga jirine
    Hiiraan jundigu keenayee joogay ciideena
    Jeesh kii islaam kaa cunoo ciida lagu jiidye
    Jaaifiyo mafiicniyo inaan dhibaan jifidan taartaaye
    Jawaan kaan qalbigu fooraree gaalka daba jooga
    War maad reer jabuutow nacdaan jaahi gubay geele

Comments are closed.