Wararka ka imaanaya gobalka Mudug ee bartamaha dalka Somali ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay shil gaari uu ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.
Shilka gaari waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaan lagu magacaaba Saddex Higle oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Gaalkacyo’iyadoona shilka uu yimid kadib markii wadada uu ka baxay islamarkaana uu rogmaday gaari ay la socdeen labo wasiir oo ka tisan maamulka gaala raaca Galmudug.
Labada wasiir ee shilka gaari ku dhintay ayaa kala ahaa wasiira dowlayaasha wasaaradaha Maaliyada iyo mida howla guud ee maamulka Ashahaado la dirirka Galmudug.
Sidoo kale shilka gaari waxaa ku dhintay qaar ka mid ah maleeshiyaatkii ilaalada gaarka u ahaa wasiira dowlayaasha maamulka dowlada Kufriga Xabashida Itoobiya ee Galmudug ee ku dhintay shilkaasi gaari.
Calamada.com