Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askari Lagu Dilay Oo Gobalka Gedo Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askari Lagu Dilay Oo Gobalka Gedo Ka Dhacay.

February 12, 2017

kamiinWararka ka imaanaya gobalka Gedo ee dhanka Konfur Galbeed ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah gobalkaasi uu ka dhacay weerar lala beegsaday goob isbaaro u aheed maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar qorsheysan ku qaaday isbaaro maleeshiyaatka dowlada federaalka dhigteen deegaan lagu magacaabo Coos Qurun oo ka tirsan gobalka Gedo’isbaaradaasi oo aheed mid maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka dadka iyo gaadiidka si aad ah ugu dhibaan.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in weerarkaasi lagu dilay hal askari kaasi oo Mujaahidiinta ay kasoo qaateen qorigii uu ku dagaalamayayoo ahaa nooca loo yaqaana AK47’waxaa sidoo kale weerarkaasi lagu dilay hal askari oo isla maleeshiyaatka dowlada ah.

Weerarkaan ayaa imaanaya xilli 19 isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan dowlada federaalka lagu dilay weeraro saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen deegaano dhaca inta u dhaxeysa degmooyinka Wallanweyn iyo Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Saraakiil Sar Sare Oo Lagu Dilay Qarax Iyo Kamiin Ka Dhacay Duleedka Warmaxan.
Next: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Oo Dhintay.

Related Stories

Daawo Suldaanka Beesha Waceysle Oo Cadeeyay In Beesha Diyaar U Tahay La Dagaalanka Xasan Garguurte.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Warar

Daawo Suldaanka Beesha Waceysle Oo Cadeeyay In Beesha Diyaar U Tahay La Dagaalanka Xasan Garguurte.

November 23, 2022
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -29-4-1444-Hijri

November 23, 2022
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-4-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-4-1444-Hijri

November 22, 2022

Sawirro

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.