Weerar dhabbo gal iyo qaraxyo isugu jira oo ka dhacay Sh/Hoose.

Mujaahidiinta Alshabaab ayaa dhexda u galay kolonyo ka tirsan ciidamada Kuffaarta Afrikaanta oo kasoo baxay magaalada Muqdisho kuna sii jeeday dhanka magaalada Shalambood ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Kolonyadan ayaa markii ay maraysay deegaanka Ceel-wareegow oo u dhexeeya No60 iyo Shalmbood waxay ku dhaceen weerar jidgal ah oo loo diyaariyay, dagaal culus oo goobta ku qabsaday kadib markii ay wax yar gudbeen waxa mar kale haleelay labo qarax oo jidka lagu diyaariyay.

Mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyay in qaraxyadan dambe ay waxyeello xoogan gaarsiiyeen isla markaana ilaa hadda aysan ka gudbin halkii lagu qarxiyay, waxayna dhan kasta u tuurayaan madaafiic iyagoo ka cabsi qaba in mar kale Mujaahidiintu soo weeraraaan.

 

1 Comment
  1. cumeer says

    Ilaahay ha jabiyo cadawga

Comments are closed.