Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Gaari Dagaal Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Duleedka Buurhakabo.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Gaari Dagaal Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Duleedka Buurhakabo.

calamada April 13, 2016 1 min read
129

buurhakabo213Wararka ka imaanaya degmada Buurhakabo ee gobalka Baay ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhaxeeya ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka uu ka dhacay duleedka degmada Buurhakabo ee gobalka Baay.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Mujaahidiinta ay weerar dhabba gal ah u dhigeen kalanyo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada federaalka oo kasoo baxay degmada Buurhakabo kuwaasi oo doonaya iney dhac ka geystaan deegaanka Moodamooda oo ka mid ah deegaanada dhaca dhanka Laamiga ee u dhaxeeya Buurhakabo iyo Baydhabo.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisayn weerarkaasi lagu gubay hal gaari oo nooca Kaaribta’waxaana sidoo kale kamiinka lagu waxyeeleeyay gaari kale oo ay wateen maleeshiyaatka dowlada Ridada Federaalka.

Sidoo kale Idaacada ayaa intaasi ku dartay in weerarkan lagu dilay hal askari kaasi oo sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta ay ka qaateen qoriga iyo buushkii uu watay’iyadoona maleeshiyaatka dowlada Ridada ay ku fashilmeen qorshihii ay ku doonayeen iney dhaca kaga geystaan deegaanka Mooda-mooda.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maleeshiyaat Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Qarax Lagula Beegsaday Afgooye.
Next: Dhageyso Barnaamijka Faafreebka Andalus 07-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

Sawirro Fantasiyaha Ciida Iyo Degmada Tiyeeglow.

May 4, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.