Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Gaari Lagu Gulay Oo Markale Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Gaari Lagu Gulay Oo Markale Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

September 24, 2018

Wararka Naga Soo Gaaraya Wadada Xiriirisa Magaalooyinka Marka iyo Muqdisho Gaar Ahaan Wadada Dhanka Xeebta Marta Ayaa Sheegaya in Saaka Weerar Kamiin Dhabagal Ah Uu Ka Dhacay Kaas Oo Mujaahidiintu U Dhigeen Gaadiid Ey Wateen Maleshiyaad Murtadiinta Katrsan,

Weerarka Kamiinka Ayaa Si Toos Ah Uga Dhacay inta U Dhaxaysa Deegaanada Dhanaane iyo Jaziira Oo Duleedka Muqdisho Ah.

Sida Ey Saraakiisha Mujaahidiinta inoo Sheegeen Waxaa Kamiinka Loo Dhigey Labo Gaari Oo Kala Ah Cabdi Bile iyo Kaarib Allah Fadligii Gaarigii Kaaribta Ayaa Ayaa Goobta Lagu Gubey Halka Cabdibilihii Oo Baxsadey.

Maleeshiyaadkii Gaariga Kaaribta Saarnaa Ayaa Waxay Noqdeen Kuwo Ku Halaagsamey Gaariga Gudihiisa Balse Toro Ahaan Lamahaayo Weli.

Wadada Xeebta Ee Xiriirisa Muqdisho iyo Marka Ayaa Noqotey Goob Siweyn Loogu Xasuuqo Maleeshiyaadka iyo Saraakiisha Murtadiinta,

Shaley Ayey Aheyd Markii Gaari Weyn Oo Nooca Jeemiska Loo Yaqaano Ah Oo Ey Saarnaayeen Maleeshiyaad Murtadiinta Katirsan Gaar Ahaan Kuwa Militeriga Ugu Yeeraan Ey Ugu Yaraan Uga Halaagsameen 15 Kamid Ah Maleeshiyaadkii Gaariga Saarnaa Kuwo Kale Oo intaa Kabadana Ey Ku Dhaawacmeen Gaarigiina Gebi Ahaanba Halkaasi Uu Ku Bur Burey Oo Ilaa iyo Imikaba Meesha Uu Yaalo,

Dhicana Kale Warar Dheeraad ah Ayaa Laga Helayaa Dagaal Xaya Ka Dhacay Degmada Qor Yooley Oo Katirsan Wilayada Shabellada Hose ,

Wuxuu Dagaalku Ka Danbeyey Markii Fariisin Maleeshiyaadka Murtadiinta Degmadaasi Ey Ku Leeyihiin Mujaahidiintu Weerar Lasoo Qorsheyey Ey Ku Qaadeen.

Wararkii Ugu Danbeeyey Ayaa Sheegaya in Tirada Maleeshiyaadka Murtadiinta Dagaalka Uga Bakhtisey 4 Gaareyso Balse Waxaa Jira Kuwo Iyagana Macrikada Ku Dhaawacmey Oo Qaarkood Dhaawacyadoodu Aad U Liitaan Kadib Markii Rasaata Mujaahidiintu Meelo Halis Ah Ey Uga Dhacdey,

Xigasho Idaacadda Andalus.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Ambareeso.
Next: Mujaahid Maxbuus Ahaa Oo Fuliyay Weerar Ingimaasi Ah.

Related Stories

Xaaladda Saaka Ee Hotel Villa Rossa Iyo Inqimaasiyiinta Oo Soo Hadlay.
  • Allposts
  • Warar

Xaaladda Saaka Ee Hotel Villa Rossa Iyo Inqimaasiyiinta Oo Soo Hadlay.

November 28, 2022
Dhagayso Weerarkii Oo Ballaartay iyo Mujaahidiinta Oo La Wareegay Hotel Villa Rosa.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Weerarkii Oo Ballaartay iyo Mujaahidiinta Oo La Wareegay Hotel Villa Rosa.

November 27, 2022
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-05-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-05-1444-Hijri

November 27, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.