Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen difaacyada ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen degamda Waajid ee gobalka Bakool.
Dagaalkaasi waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay deegaano hoostaga degmadaasi.
Si rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dagaalka ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa Kufaarta Xabashida Itoobiya ku dhexmaray degmada Waajid.
Dagaalkan waxa uu imaanayaa saacada ka hor xilli kamiino iyo qaraxyo Kufaarta Itoobiya loogu dhigay duleedka degmada Ufurow oo ka tirsan gobalka Baay lagu dilay 11 askari Itoobiyaan ah sidoo kale lagu dhaawacay tiro intaasi ka badan.
Calamada.com