Weerar Ka Dhacay Magaalada Mandheera.

mandheeraWararka ka imaanaya magaalada Mandheera oo ka mid ah dhulka Somaliya leedahay balse xooga ay ku heysata dowlada Nasaarada Kenya ayaa sheegaya in habeenkii xalay weerar culus uu ka dhacay magaaladaasi.

Weerarka oo ahaa mid qorsheysan waxaa lagu qaaday hoteel ku yaala magaalada kaasi oo ay deganayeen saraakiil Nasaara Kenyaati ah.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in weerarka lagu dilay tiro saraakiil Nasaara ah tiro kalane lagu dhaawacay kuwaasi oo ahaa saraakiishii degneed hoteelkaasi.

Dhowr jeer magaalada Mandheera waxaa ka dhacay weeraro lagu dilay dad Nasaara ah weeraradaas oo ay fuliyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Lasoco Waxii Kusoo Kordha.

Calamada.com

Comments are closed.