Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay weerar culus uu ka dhacay gudaha magaalada Kaabul oo ah caasimada dalkaasi.
Weerarka oo ah mid xoog ku gal ah waxey ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ku qaadeen dhismo ku yaala magaalada Kaabul kaasi oo uu ka socday shir looga hadlayay arimaha amaanka.
Dhismaha ay ciidamada ingimaasiyiinta xooga ku galeen ayaa ah hooyga martida oo uu leeyahay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Afghanistan kaasi oo lagu magacaabo Mucalim Miirwali oo ah xildhibaan laga soo doortay gobalka Helmnd.
Xilliga weerarka waxaa daarta ka socday shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen saraakiisha dhanka amaanka iyo mas’uuliyiinta gobalka Helmadn ugu magacaaban maamulka daba dhilifka Afghanistan.
Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid afhayeenka Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa qoraal uu baahiyay ku xusay in weerarka ay fuliyeen guutada Istish-haadiyiinta ee ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan.
Afhayeenka Imaarada ayaa intaasi ku daray in weerarka Istish-haadiyiinta fuliyeen lagu dilay saraakiil sar sare oo ka tirsan maamulka fadhigiisu yahay Kaabul.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in saraakiil ciidan dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weerarka’waxaa ka mid ah saraakiishaasi taliyihii hore booliska gobalka Aruzjan Muxamed Wiis Samiimi oo la xaqiijiyay in dhaawac culus uu soo gaaray.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka Kooban Ee Afhayeenka Imaarada.
عاجل: هجمات استشهادية على دار Ø¶ÙŠØ§ÙØ© الوكيل البرلماني “معلم مير ولي” ÙÙŠ المنطقة الأمنية الخامسة بمدينة كابل
شن عدد من مجاهدي الإمارة الإسلامية الاستشهاديين عمليات شديدة ضمن العملیات العمریړ ÙÙŠ وقت متأخر من اليوم على دار Ø¶ÙŠØ§ÙØ© تابع لوكيل ولاية هلمند ببرلمان إدارة كابل العميلة المدعو/ معلم مير ولي، ÙÙŠ المنطقة الأمنية الخامسة بمدينة كابل عاصمة البلاد.
استهد٠دار Ø§Ù„Ø¶ÙŠØ§ÙØ© المذكور من قبل المجاهدين ØÙŠÙ†Ù…ا كانت جلسة مهمة تدور Ùيه بين عدد من المسئولين العسكريين بولاية هلمند وكبار قادة العدو وشخصيات ØÙƒÙˆÙ…ية مهمة أخرى.
ØØ³Ø¨ المعلومات الأولية، لا زالت الهجمات مستمرة بشدة، وقتل ÙˆØ¬Ø±Ø Ø¹Ø¯Ø¯ كبير من كبار ضباط العدو.
لمزيد من Ø§Ù„ØªÙØ§ØµÙŠÙ„ØŒ زوروا موقع الإمارة لاØÙ‚ا.
Calamada.com