Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Culus Oo Ka Kala Dhacay Gobalada Gedo Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Culus Oo Ka Kala Dhacay Gobalada Gedo Iyo Sh/hoose.

calamada June 7, 2016 1 min read
135

F1Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey habeenkii xalay dagaala culus ku qaadeen qaar ka mid ah fariisimha Kufaarta iyo Murtadiinta ay ka sameysteen gobalada Gedo iyo Shabeelada hoose.

Goobaha xalay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin weerarada safka ballaaran ah ay ku qaadeen waxaa ka mid ah deegaanada Buufow iyo Numbar-50 oo Shabeelada hoose ka wada tirsan kuwaasi oo fariisimo wada jir ah ay ku leeyihiin maleeshiyaatka dowlada Ridada federaalka iyo ciidamada Afrikaanta gaalada ah.

Dagaaladan waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan’iyadoona dadka deegaanadaasi oo la hadlay warbaahinta ay xaqiijiyeen iney dagaaladaasi ay ahaayeen kuwoo aad u culus islamarkaana muddo socday.

Si rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha shisheeyaha iyo maleeshiyaatka la socda kasoo gaartay dagaaladaasi’waxeyna ciidamada Kufaarta dagaalka kadib tiro madaafiic ah ku garaaceen howdka deegaanadaasi balse lama soo sheegin wax khasaara ah oo ay geysteen.

Dhanka kale ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weerar qorsheysan ku qaadeen difaacyada ciidamada Nasaarada Kenya ee deegaanka Busaar oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo.

Dagaalkan ayaa sidoo kale ahaa mid culus’waxeyna warar hoose sheegayaan in ciidamada Kenya khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.

Habeenkii xalay oo ay bisha Ramdaan tahay 2 waxey ciidamada Mujaahidiinta qaadeen weeraro kala duwan’iyadoona fiidkii hore ee xalay saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan dowlada Federaalka lagu kala dilay gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga Labaad Ee محاضرات رمضانية.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 02-09-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.