Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Isugu Jira Dil,Qarax Iyo Dagaal Toos Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Isugu Jira Dil,Qarax Iyo Dagaal Toos Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho.

May 20, 2018

Saddex howlgal oo isugu jira dagaal toos ah,qarax iyo dil qorsheysan ayeey ciidamada Shabaabul Mujaahdiiinta wax ka yar 24 saac gudahood ah ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho.

Weerarka Kowaad waxey ciidamada Mujaahdiiinta ka fuliyeen degmada Wadajir kaasi oo ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaay Bangarafta dowlada Ridada Somalia kaasi oo qarax lagula beegsaday gaari  uu la socday.

 

Sarkaalka Murtadka ah ee ciidamada Mujaahidiinta ay ku dileen degmada Wadajir  ayaa lagu magacaabi jiray gaashaanle sare Cali Raage waxaana horey uu ahaan jiray Abaanduulaha howlgallada maleeshiyaadka loogu yeero bangarafta hadase waxa uu ku magacownaa madaxa tababarada dugsiga xero nacnac ee ku yaala magaalada muqdisho.

Weerarka Labaad oo ah dil qorsheysan waxey ciidamada Mujaahidiinta ku dileen mid ka mid ah Ergadii Murtadiinta ee wax kasoo dhisay xildhibaanada golaha dhawaaqiida.

Murtadkan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Aadan Cusmaan Kuulow kaasi oo sigaar ah uga tirsanaay Ergadii wax kasoo dhistay xildhibaanada maamulka Ashahado la dirirka ah ee isku magacaabay Hirshabeelle.

Howgalka Saddex-aad oo ah dagaal toos ah ciidamada Shabaabu Mujahaidiinta waxey ku qaadeen fariisin maleeshiyaadka Murtadiinta ay ku leeyihiin Warshada Nac-naca ee degmada Hurwaa ee magaalada Muqdisho.

 

Dagaalkan ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,dhawaaqa rasaasta dagaalka waxaa si aad ah looga maqlayay xaafada badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho,waxeyna warar hoose sheegayaan in tiro askar ah dowlada Federaalka dhimasho iyo dhaawac ay kaga noqotay dagaalkaasi.

Continue Reading

Previous: Roob Xoogan Oo Saacado Badan Oo Xiriir Ah Ka Da’ay Magaalada Xamar.
Next: Dhageyso: Darsiga Saddex-aad Ee Kitaabka Akhlaaqu Salaf.

Related Stories

Amniga Magaalada Garoowe Oo Faraha Ka Baxay.
  • Allposts
  • Warar

Amniga Magaalada Garoowe Oo Faraha Ka Baxay.

November 21, 2022
Xaalad Halis Ah Oo Ka Taagan Cisbitaalka Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Xaalad Halis Ah Oo Ka Taagan Cisbitaalka Mandheera.

November 21, 2022
Howlgallo Ka Kala Dhacay Banaadir Jubbooyinka Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Howlgallo Ka Kala Dhacay Banaadir Jubbooyinka Iyo Bakool.

November 21, 2022

Sawirro

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Akhriso+Sawiro Shir U Socday Culumada Wilaayaatka Islaamiga Oo Soo Gabagaboobay.

October 26, 2022
Sawirro+Cod Beesha Gaaljecel Oo Soo Bandhigtay Ciidan Hubeysan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Cod Beesha Gaaljecel Oo Soo Bandhigtay Ciidan Hubeysan.

October 26, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.