Weeraro Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Mujaahidiinta dagaal leegoDuhurnimadii maanta ayaa ciidan ka tirsan Mujaahidiinta waxay weerar loo adeegsaday madaafiic ku qaadeen saldhig ciidanka Kuffaarta Afrikaanta ay ku leeyihiin degmada Qoryooley

Wararka ay nasoo gaarsiinayaan saraakiisha waxay xaqiijinayaan in madaafiicdii lagu ganay cadowga ay si toos ah u beegsadeen xerada ayna jiraan khasaare kala duwan oo soo gaaray cadowgii la beegsaday.

Dhinaca waxaa warar faah faahsan laga helayaa tirada askarta  murtadiinta ah ee ku waxyeelowday,ku dhawaad 5 askari ayaa la sheegayaa inay dhinteen halka sidoo kale ay ku dhaawacmeen ilaa 8 askari oo dhaawacoodu halis yahay.

Xalay mujaahidiinta waxay weerar culus ku qaadeen saldhigga maleshiyaadka ay ku leeyihiin degaanka Muuri halkaasoo mujaahidiinta ay ku kala ceyriyeen maleeshiyaadkii saldhiggaas ku sugnaa.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

Comments are closed.