Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Ka Kala Dhacay Banaadir Sh/hoose Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Ka Kala Dhacay Banaadir Sh/hoose Iyo Bakool.

December 17, 2022

Ciidamada shabaabul Mujaahidiin waxay saacadihii lasoo dhaafay weeraro culus oo jihaadi ah ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaadka Riddada iyo ciidamada kuffaarta Afrikaanta ay kaga suganyihiin deegaanno dhaca wilaayaadka Banaadir, Sh/hoose Iyo Bakool.

Howlgalka hore waxay Mujaahidiintu ku qaadeen fariisinka maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin isgoyska Ex Control Balcad degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaa sidoo kale weerarkaasi daba socday weeraro kale oo ay Mujaahidiintu ku qaadeen fariisinka murtadiinta ee dalcadda faragaab ee degmada Dayniile iyo fariisinka xaafadda Xaawo Casiir ee degmada Kaaraan.

Dhanka wilaayada Sh/hoose waxay Mujaahidiintu weerar dhowr jiho ku ekeeyeen saldhigga maleeshiyaadka kooxda Riddada ay kaga suganyihiin buundada deegaanka Sabiid ee duleedka degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.

Dhanka Bakoolna waxay Mujaahidiintu dagaal xooggan ku qaadeen saldhigga ciidamada xabashida Itoobiya ay ka deganyihiin degmada Waajid ee wilaayada Bakool, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocayadiisa kala duwan.

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -23-5-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-05-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-05-1445 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-05-1445 Hijri.

December 10, 2023
Howlgal 5 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Xeebta Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal 5 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Xeebta Galgaduud.

December 10, 2023
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -26-05-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -26-05-1445-Hijri.

December 10, 2023

Sawirro

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Gurmad Raashin Iyo Dawo Ah Gaarsiiyay Hargaysa Yareey.

November 28, 2023
Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Guddiga Maaraynta Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Raashin Qaybin Sameeyay.

November 26, 2023
Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Al-qaacidda Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 25, 2023
Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidamada Mujaahidiinta Oo Daad-guraynaya Dadka Fatahaaduhu Saameeyeen.

November 23, 2023
Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kulanka Wacyigelinta Fatahaadaha Oo Lagu Qabtay Sh/hoose.

November 22, 2023
Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Mujaahidiinta Oo Daabulaya Boqollaal Qoysas Ah.

November 20, 2023
Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Dedaallada Mujaahidiinta Iyo Ka Hortagga Fatahaadaha Wabiga Jubba.

November 17, 2023
Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dadka Ka Barakacay Gaza Oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Koonfurta Marinka.

November 16, 2023
Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Baadari Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Koonfurta Kenya.

November 13, 2023
Daawo+Dhagayso: Falastiinigii Hurdada U Diiday Yahuudda Oo Ku Shahiiday Qudus.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Falastiinigii Hurdada U Diiday Yahuudda Oo Ku Shahiiday Qudus.

November 6, 2023
Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Daadad Xooggan Oo Kusoo Rogmaday Gaalkacyo.

November 5, 2023
Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Yahuudda Oo Xasuuq Kale Ka Gaysatay Marinka Gaza.

October 31, 2023
Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dagaalladii Murtadiinta Khasaaraha Culus Lagu Gaarsiiyay Ee Jicibow.

October 26, 2023
7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

7 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Koonfurta Maraykanka+Sawirro.

October 24, 2023
Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Iyo Muuqaalka Duqaynta Diyaaradaha Maraykanku Ka Gaysteen Bu’aale.

October 24, 2023
Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dibadbax Lagu Taageerayay Muslimiinta Falastiin Oo Ka Dhacay Buq-aqable.

October 22, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.