Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Ka Kala Dhacay Degmooyinka Howlwadaag Iyo Yaaqshiid Ee Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Ka Kala Dhacay Degmooyinka Howlwadaag Iyo Yaaqshiid Ee Muqdisho.

April 9, 2018

Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday bar koontarool oo ciidamo katirsan dowladda Federaalka ay uga sugnaayeen degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyo is xig xigay ayaa laga maqlay isgoyska Howlwadaag oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamo Boolis ah, dadka deegaanka ayaa sheegay in weerar Bambaano lagu qaaday ciidamada kadibna waxaa lamaqlayay rasaas xooggan oo ay furayeen ciidamada la weeraray.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Bambaanooyinka kadib iska hor’imaadyo fool ka fool ah ay dhaxmareen ciidamada ku sugan isgoyska iyo xoogaga weerarka qaaday.

Dhinaca kale weerar loo adeegsaday Bambaanooyin ayaa caawa fiidkii lagu qaaday Laanta Towfiiq ee degmada Yaaqshiid, Qof Goob jooge ah ayaa SomaliMeMo u sheegay in ay maqleen jugta laba qarax kadibna waxaa xigay rasaas lays weydaarsanayay.

Xarakada Al Shabaab ayaa maalmihii lasoo dhaafay weeraro ku qaadaysay koontaroollada ay ciidamada DF-ka uga suganyihiin magaalada Muqdisho.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa ku goodiyay in ay sare uqaadi doonaan weerarada ka dhanka ah ciidamada DF-ka isagoona shacabka ugu baaqay in ay ka fogaadaan isku imaatinnada ay ciidanku uga suganyihiin magaalada caasimadda.

Continue Reading

Previous: Sideed Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.
Next: Trumo Oo Ku Hanjabay In Uu Tallaab Ka Qaadi Doono Nidaamka Suuriya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-05-1444-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-05-1444-Hijri

November 26, 2022
Qof Soomaali Ah Oo Lagu Afduubtay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Warar

Qof Soomaali Ah Oo Lagu Afduubtay Koonfur Africa.

November 26, 2022
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-05-1444 Hijri

November 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+ Warbixin: Xamlada Tacliinta Wilaayada Jubbooyinka (Degmada Bu’aale)

November 7, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.