Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa habeenkii xalay dagaal culus ku qaaday difaacyada ciidamada Nasaarada Kenya ay ka sameysteen mid ka mid ah deegaanada ay Kenyaatiga duulaanka kaga suganyihiin gobalka Jubbada hoose.
Deegaanka sida gaarka ah ciidamada Mujaahidiinta ay u weerareen ayaa ah deegaanka Husingow ee gobalka Jubbada hoose’iyadoona dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus oo soo xiganeysa saraakiil ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay in dagaalkii xalay khasaara lagu gaarsiiyay askarta Nasaarada Kenya.
Dhanka kale saacadihii lasoo dhaafay waxaa gobalka Gedo weerar dhabba gal ah loogu dhigay kolanyo ka tirsan ciidamada Nasaarada Kenya oo ku socdaalayay qeybo ka mid ah gobalkaasi.
Kamiinka waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka deegaanka Fafaxdhuun ee gobalka Gedo’iyadoona kamiinkaasi lagu gubay gaari nooca xamuulka ah oo sahay ay ku wateen ciidamada Kenya.
Sidoo kale weerarka dhabba galka ah waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday askar Kenyaati ah oo qeyb ka ahaa kolanyada kamiinka loogu dhigay duleedka deegaanka Fafaxdhuun.
Ciidamada Kenya oo qeyb ka ah Kufaarta Afrikaanta ayaa duulaan ku jooga degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobalada Jubbada Hoose Iyo Gedo.
Calamada.com
Laaya kufaarta meel walbo ad ku aragtaan