Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Jubbooyinka Iyo Baay iyo Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Jubbooyinka Iyo Baay iyo Bakool.

March 18, 2020

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro kala duwan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta ay ka kala fuliyeen Wilaayaatka Jubbooyinka iyo Baay iyo Bakool.

Dhanka Jubbooyinka waxey ciidamada Mujaahidiinta weerar qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Yoontooy oo hoostaga magaalada Kismaayo waxeyna ku dhaawaceen hal askari oo Murtadiinta ka tirsan.

Dhanka Wilaayada Baay iyo Bakool waxey ciidamada Mujaahidiinta howlgal ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo gaar ahaan xaafada Bakiin waxeyna ku dileen askari ka tirsan Ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Cabdi Llaahi Yariis iyagoona ka ganiimeystay Bam gacmeed uu watay askarigaas.

Isla Wilaayada Baay iyo Bakool waxaa qarax uu ka dhacay degmada Xudur waxaa qaraxa uu sigaar ah kaga dhacay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka Ridada.

Inta la xaqiijiyay qaraxaas waxaa ku dhaawacmay inka badan Todobo askari oo Murtadiin ah kuwaasi oo ay dhaawacyadooda culusyihiin.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Dilka Suleymaan Axmed.
Next: Faahfaahin Ku Aadan Madaafiic Lagu Garaacay Xerada Xalane.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-03-1445-Hijri.

October 2, 2023
Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Askar Murtadiin Ah Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe.

October 2, 2023
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-03-1445-Hijri.

October 1, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Xafladda Caleema-saarka Nabaddoonka Baada-cadde Ee Banaadir.

September 30, 2023
Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Mujaahidiinta Al-qaacidda Oo Weerar Cagmarin Ah Ka Fuliyay Mali.

September 30, 2023
Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Haweenka Jilib Oo Agabyo Muhiim Ah Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 23, 2023
Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Hor Leh Iyo Maydadka Xabashida Oo Daadsan Duleedka Rabdhuure.

September 21, 2023
Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Halaaggii Xabashida Itoobiya Ku Qabsaday Duleedka Rabdhuure.

September 18, 2023
Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xasuuqii Ciidanka Danab Loogu Gaystay Deegaanka Ceel-lahelay.

September 16, 2023
Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.