Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Xaalad Adag Oo Soo Wajahday Muslimiinta Ku Dhaqan Gaarisa.
  • Allposts
  • Warar

Xaalad Adag Oo Soo Wajahday Muslimiinta Ku Dhaqan Gaarisa.

May 5, 2020

Amar kasoo baxay dowladda Kenya ayaa lagu xiray suuqa xoolaha magaalada Gaarisa oo halbowle u ahaa dhaqaalaha gobolka, saraakiisha Kenya oo ku andacoonaya xakamaynta cudurka Carona Virus ayaa xiray suuqan oo muhiim u ahaa bulshada.

Ganacsatada xoolaha gobolka Gaaris ayaa tallaabadan cambaareeyay waxayna sheegeen in ay tahay mid halis gelinaysa nolosha kumanaan kun oo ku tiirsanaa waxa ay ka shaqeystaan suuqa xoolaha.

Dhinaca kale Kenya ayaa xayiraad kusoo rogtay xerada qaxootiga Dhadhaab ee dhulka NFD halkaas oo ay ku xayiranyihiin boqolaal kun oo qaxooti soomaaliyeed ah, booliska Kenya ayaa joojiyay dhammaan gaadiidkii raashinka udaabuli jiray xeryadaha dhadhahaab iyo Kaakuma.

Qaar kamid ah hoggaamiyaasha bulshada Soomaalida ee Dhadhaab ayaa warbaahinta u sheegay in xaalad adag ay wajahayaan “cudurka ay dowladdu leedahay waan ka hor tagaynaa waxaa nooga daran baahida iyo duruufta nagasoo gaaraysa xayiraadda nala saaray” sidaas waxaa yiri qof ku sugan Dhadhaab.

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Diyaarada Askarta Itoobiya Kusoo Rideen Bardaale.
Next: Dhageyso Al-Arbacuun Fii Fadli Shahaadah Darsiga 10-Aad.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-03-1445-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -01-03-1445-Hijri.

September 16, 2023
Dhagayso Xaaladda Ceel-lahelay Iyo Wariye Liibaan Oo Ku Sugan.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xaaladda Ceel-lahelay Iyo Wariye Liibaan Oo Ku Sugan.

September 16, 2023
Dhagayso Barnaamij Gaar Ah Oo Lagu Falanqeeyay Duullaankii Ceel-lahelay.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Dhagayso Barnaamij Gaar Ah Oo Lagu Falanqeeyay Duullaankii Ceel-lahelay.

September 15, 2023

Sawirro

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Haweenka Buqaqable Oo Hadiyado Ku Wareejiyay Mujaahidiinta.

September 13, 2023
Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Rayid Ah Ku Duqeeyay Ceel-cadde Iyo Saakow.

September 13, 2023
Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Inka Badan 2500 Oo Ku Dhimatay Fatahaad Ku Dhufatay Liibiya.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaraxii Xildhibaannada Lagu Dilay Ee Ka Dhacay Ceel-garas.

September 12, 2023
Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ahaa Ee Awdheegle.

September 10, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Cagta Lagu Mariyay Nuur-dugle.

September 8, 2023
Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawiirada Iyo Muuqaalka Xasuuqii Uu Maraykanku Ka Gaystay Ood-weyn.

September 7, 2023
Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Difaaca Shareecada Ee Murusade Oo Lagu Soo Dhaweeyay Galhareeri.

September 6, 2023
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Weerarkii Daaru-nicma.

September 5, 2023
Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Diyaaradaha Kenya Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Saakow.

September 4, 2023
Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Howlgal Amniga Lagu Sugayo Ka Sameeyay Qoryooley.

September 4, 2023
Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ceeldheer Oo Dib Looga Qotomiyay Raayada Towxiidka.

August 30, 2023
Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Horudhaca Sawirrada Weerarkii Lagu Xasuuqay Murtadiinta Ee Cowsweyne.

August 26, 2023
Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyaadkii Lagu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

August 25, 2023
Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qof Yahuud Ah Oo Lagu Dilay Falastiin Iyo Al-khaliil Oo La Go’doomiyay.

August 21, 2023
Daawo+Dhagayso Isku Soo Bax Ka Dhan Ah Duqaymaha Kenya Oo Ka Dhacay Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso Isku Soo Bax Ka Dhan Ah Duqaymaha Kenya Oo Ka Dhacay Jamaame.

August 20, 2023
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.