Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Degmada Jalalaqsi.
  • Allposts
  • Warar

Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Degmada Jalalaqsi.

calamada July 20, 2016 1 min read
133

jalalaqsi cnterSaacadihii lasoo dhaafay waxaa gudaha degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ka dhacday israsaaseyn dhexmartay ciidamada Ridada Jabuuti iyo askari ka tirsan dowlada Ridada federaalka.

Israsaaseynta ayaa timid kadib markii ciidamada Jabuuti isku dayeen iney hubka ka dhigaan askariga ka tirsan maleeshiyaatka maamulka Ridada ugu magacaaban degamda Jalalaqsi kaasi oo ay is aflagaadeeyeen sarkaal Jabuutiyaan ah.

Askarigan ka tirsan dowlada Ridada federaalka oo magaciisa lagu soo gaabiyay Buurweyn ayaa rasaas ooda kaga qaaday askaritii Murtadiinta Jabuuti ee doonayay iney hubka ka dhigaan’waxa uu dhaawacay askari Jabuutiyaan ah oo garbaha ay rasaasta ka haleeshay.

Ciidamada Jabuuti ayaa iyaguna sidoo kale waxey rasaas ooda kaga qaadeen askariga ka tirsan dowlada federaalka taasi oo sababtay in isla goobta uu ku geeriyooda askarigaasi.

Qaar ka mid ah ganacsatada iyo shacabka ku dhaqan xaafadaha dhanka Galbeed ee degmada Jalalaqsi oo ku beel ah askariga la dilay ayaa isugu soo baxay wadooyinka degmada iyagoona dhigay dibad bax ay kaga soo horjeedaan ciidamada Ridada Jabuuti.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya inuu jira askari kale oo Jabuutiyaan ah kaasi oo ku dhintay israsaaseynta’iyadoona maanta inta badan ay hakad ku jiraan dhaqdhaqaaqii dadka iyo ganacsiga ee xaafadaha dhanka Galbeed ee degmadaasi.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 15-10-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 15-10-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Difaaca Quraanka Kariimka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

August 5, 2022
Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Dhageyso Muxaadaro Dastuur Gaaleedka Iyo Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

July 22, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022

Sawirro

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

August 1, 2022
Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

Sawirro+Cod; Dufcadii 4-aad Oo Ka Qalin Jabisay Madarasada Sheekh Abuu Zubeyr Taqabalahullaah.

July 31, 2022
Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

Sawirrada Weerarka Cag Marinta Ee Deegaanka Caato.

July 29, 2022
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 27, 2022
Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

Sawirro: Isbitaal Si Carsi Ah Loo Qalabeeyay Oo Laga Furay Degmada Ceeldheer.

July 24, 2022
SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

SAWIRRO: In Ka badan 87 Askari oo Liyuu Police ka Looga Dilay Weeraradii Yeed Iyo Caato

July 21, 2022
Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

Sawirro Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan Oo Lagu Aasay Magaalada Bu’aale.

July 13, 2022
Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

Fantasyo Qurux Badan Oo Lagu Qabtay Degmada Jilib [Sawirro].

July 12, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.