Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Sawirro
  • Muxaadarooyin
  • Maqal & Muuqaal
  • Home
  • Allposts
  • Xad Dil Ah Oo Ka Dhacay Fagaara Ku Yaala Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Xad Dil Ah Oo Ka Dhacay Fagaara Ku Yaala Baay Iyo Bakool.

January 29, 2018

Fagaare kuyaal deegaanka Iidaale ee duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxaa ka dhacay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah oo lagu fuliyay Nin gacan ku dhiigle ah oo qof muslim ah xaq darro ku dilay.
Maxkamadda Wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool ayaa xukun Qisaas ah ku fulisay Gacan ku dhiigle lagu magacaabi jiray Aaden Ibraahim Aaden oo haweenay da’ay ah ku dilay deegaan katirsan gobolka Bay.

Qaaddiga Maxkamadda ayaa fagaaraha ka sheegay in Ninka laqisaasay uu haweenayda weeraray isagoo doonayay in uu kufsado balse ay iska difaacday kadibna uu dhaawacay illaa markii dambe uu kufsaday kadibna Afar mar ku dhuftay Faas sidaasna uu ku dilay.

Haweenayda uu gacan ku dhiigluhu kufsaday kadibna uu dilay waxaa lagu magacaabi jiray Muumino Macallim, ehellada lahaa dhiigga haweenayda ayaa ku farxay xukunka qisaasta ah ee lagu fuliyay Gacan ku dhiigllaha dilka geystay.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa gobollada dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ka hirgelisay maamullo islaami ah oo tacbiiqiya shareecada islaamka waxayna dadka ku hoos nool maamulladaas ku naaloonayaan Nabad gelyo iyo kala dambeyn.

Naga Filo Kalimadihii Fagaaraha Laga Jeediyay.

Calamada.com

Continue Reading

Previous: Dhageyso Beesha Shiikhaal Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhan Ah Shisheeyaha.
Next: Qarax Gaari Looga Gubay Ciidamada Jabuuti.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-05-1444 Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-05-1444 Hijri

November 28, 2022
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Howlgalka Villa Somalia{Akhriso Bayyaan}.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Howlgalka Villa Somalia{Akhriso Bayyaan}.

November 28, 2022
Iska Hor’imaad Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Warar

Iska Hor’imaad Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

November 28, 2022

Sawirro

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Codad: Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Haweenka Ee Jihaadka Socda?

November 28, 2022
Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Dagaalkii Labaad Ee Qaayib.

November 26, 2022
Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Tunni Oo Naf Iyo Maal Ku Taageertay Mujaahidiinta.

November 21, 2022
Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Xaflad 46 Arday Oo Dhamaystay Xifdinta Qur’aanka Kariimka.

November 17, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Jilib iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 16, 2022
Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin : Degmada Kamsuuma iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 15, 2022
Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Degmada Wabxo, Shacabkii Oo Faraxsan Oo Qoryahooda Wata.

November 14, 2022
Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Waxa La Baahiyay Q 2aad ee Sawirrada Dagaalkii Buurdaar.

November 13, 2022
Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Filim Laga Diyaariyay Shirkii Guud Ee Nuqabada Wilaayaadka.

November 12, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro

Sawirro+Warbixin: Degmada Jamaame Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 12, 2022
Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Bayaan+Sawirro: Shir U Socday Golaha Nuqabada Wilaayaadka Oo Soo Gabogaboobay.

November 12, 2022
Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Oo Laga Baahiyay Weerarkii Burdaar.

November 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Xagar Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 10, 2022
Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro+Warbixin: Degmada Salagle Iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 9, 2022
Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawiro+Warbixin: Magaalada Saakow iyo Xamlada Waxbarashada Jubbooyinka.

November 8, 2022
Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirada Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Qaayib Iyo Qaniimo Faro Badan.

November 8, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.