Hogaanka guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka tacziyeeyay Istish-haadka Amiirul Mu’miniin Mulla Akhtar Mansuur oo dhawaan ku shihiiday duqeyn ay geysteen diyaaradaha duuliya la’aanta ah ee Nasaarada Mareykanka.
Bayaanka oo ciwaankiisu ahaa “Khuraasaan Manjabaca Jihaadka iyo istish-haadkaâ€, ayaa umadda muslimiinta oo ay ugu horeeyaan Muslimiinta reer Afghanistan looga tacziyadeeyay dilka Amiirul Mu’miniin Sheekh Mulla AKhtar Mansuur oo ahaa amiir casharrada lama ilaawaan ah u dhigay Mareykanka iyo xulufadiisa ku duulay Afghanistan.
Bayaanka ayaa sidoo kale waxaa dardaaran qayim ah loogu diray bulshada Muslimka ah ee Reer Afghanistan kuwaasi oo lagula dardaarmay iney sii laba laabaan dagaalka Jihaadka.