Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Oo Xarun Caafimaad Ka Furtay Mukeyle(Maqal).

farmashiye 2Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo dhinac dagaal kula jirta shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay ayaa geeska kale ku howlan adeegyo Muhiim u ah Bulshada Soomaaliyeed.

Jimciyada Ixsaan Alkhayriyah ayaa Xarun Caafimaad oo lacag la’aan ugu adeegaysa Bulshada ka hirgalisay Deegaanka Mukayle ee Gobalka Hiiraan.

Dadka deegaanka oo la hadlay idaacadda alfurqaan ayaa sheegay inay baahi uqabeen xarunta Caafimaad.

DHAGEYSO XARUNTA LAGA FURAY MUKAYLE.

Xarunta ayaa durbaba bilowday bixinta Daawooyin iyo baaritaan Caafimaad.

Comments are closed.