Skip to content

Calamada.com

Xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda

Primary Menu
  • Home
  • Warbixinno
  • Dhageysiga
  • Muxaadaro
  • Sawirro
  • Duruus
  • Maqal & Muuqaal
Live
  • Home
  • Allposts
  • Xildhibaan Mataan Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.
  • Allposts
  • Warar

Xildhibaan Mataan Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

calamada April 15, 2016 1 min read
129

xildhibaana ridadaSaacadihii lasoo dhaafay waxaa weeraro loo adeegsaday bambaanada nooca gacanta laga tuura lagu weeraray hooyga degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo uu ka deganyahay mid ka mid ah xildhibaanada dowlada Ridada federaalka.

Xildhibaanka hooygiisa la weeraray ayaa lagu magacaabaa Xildhibaan Cabdi Fitaax Nuur Mataan’waxaana la xaqiijiyay in dhaaguut Mataan xilliga weerarada qaraxyada uu hooygiisa ku sugnaay.

Dhawaaqa qaraxyada bambaana ee lagu weeraray hooyga Xildhibaanka ayaa la xaqiijiyay in si aad ah looga maqlay xaafadaha degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo iyo qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Mandheera oo qeyb ka ah dhulka Kenya xooga kaga heysata Somali.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in xildhibaanka ka tirsan baarlamaanka dowlada Ridada federaalka uu si dirqi ah kaga badbaaday weerarada lagu khaarijin rabay balse waxaa weerarka ku dhaawacmay tiro ka tirsan ilaaladiisa iyo dadkii xilliga qaraxyada hooyga kula sugnaay.

Isku dayga dilka ee uu ka badbaaday xildhibaan Cabdi Fitaax Nuur Mataan ayaa kusoo aadaya xilli labo maalin ka hor uu weerar isku day dil ah uu ka badbaaday gudoomiyaha dowlada Ridada ugu magacaaban degmada Beledxaawo kaasi oo isagoo gaarigiisa la socda lagu qarxiyay bartamaha degmadaasi.

Calamada.com

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Warka Subax Ee Andalus 08-07-1437 Hijri.
Next: Dhageyso Warka Duhur Ee Andalus 08-07-1437 Hijri.

Toos u dhagayso Idaacadda

Toos udhageyso Radio Andalus

DURUUS

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 26-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 29, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 25-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 28, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 24-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 27, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 23-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 26, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022
DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

April 25, 2022

Sawirro

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

SAWIRRO: Xaflad XarigGa Looga Jarayey Isbitaalka Degmada Jilib Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

June 28, 2022
Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

Sawirro+Warbixinno: Mukhayam Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wilaayaadka.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 3aad.

June 11, 2022
Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

Sawirro+Warbixin: Ceelbaraf iyo ciidamadii Burundi Xalqada 1aad.

June 5, 2022
Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

Isbitaalka Guud Ee Magaalada Ceelbuur Oo Dib Loo Furay [Sawirro].

May 31, 2022
Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

Sawirrada Sida Looga Ciiday BuuloFulaay.

May 6, 2022
Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

Degmada Jilib oo Ciiddan Mahrajaan Cajiib ah Lagu Soo Bandhigay [SAWIRO]

May 5, 2022
Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

Sawirro Fantasiyo Lagu Sa Gootinayo Ciida Oo Ka Dhacday Degmooyinka Ceelbuur Iyo Xiindheere.

May 5, 2022
Copyright © All rights reserved. | MoreNews by AF themes.